Dhegeyso: Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Oo Sheegey In Caqabado Badan Ay Jiraan

0
43

Xeerilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in garsoorka Soomaaliya ay u shaqeeyaan si cadaalad in ay caqabad ku yihiin baarlamaanka Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay in garsoorka Soomaaliya ay yihiin kuwa gacmaha ka xiran.

Xeerilaaliyaha Qaranka ayaa sheegay in baarlamaanka Soomaaliya wali aysan meel marin golaha adeega garsoorka dalka.

Haaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Xeer ilaaliyaha Qaranka

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xeer ilaaliyaha Qaranka Mobil