Daawo Sawir uu Amiin Camri ka Sameeyey Cumar Cabdirashiid

0
57

Amiin Caamir ayaa bogiisa waxaa uu maanta ku soo qaatey sawir uu ka sameeyey reysulwasaaraha waqtigiisa dhamaadey Cumar Cabdirashiid oo ay saarsan yihiin dowlada Imaaraadka Carabta welina gaarsii la,a meesha ay doonayaan inuu ugu rafiisto si ay danahooda dalka uga fushadaan.