Dhegeyso:-Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo Rajo Weyn Ka Muujiyey Qaabka Uu U Socda Shirka Maamul u Sameynta Hiiraan Iyo Shabelaha Dhexe

0
47

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee sida weyn u mucaaradsanaa dhismaha maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa rajo ka muujiyay shirka maamul u sameynta labada gobol.

Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.

Xildhibaan Jeesow

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xildhibaan Jeesow Mobil