Monthly Archives: February, 2016

Browse our exclusive articles!

Daawo sawir uu Amiin camir Ka Sameeyey Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabasugida Dowlada Federaalka

Amiin Camir ayaa waxaa uu sawir uu kaga hadlayo halka ay mareyso nabad gelyo xumida ka jirta caasimada dalka somaliya ayaa waxaa uu ku...

Dhimashada Qaraxii Xaley Ka Dhacay Hottel SYL oo Kor u Dhaaftey 30 Qof

Waxaa sare u kacay Khasaaraha Weerarkii isugu jiray Qaraxyada iyo Iska-horimaadka ahaa ee Xalay lagu qaaday Hotel SYL oo ku dhow xarunta Madaxtooyada Somalia...

Dhegeyso:-Reysulwasaare Cumar Cabdirashiid oo Ka Hadley Qodobadii kasoo Baxay shirkii Istambuul

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa guul ku tilmaamay shirkii lagu soo gabagabeeyay magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga, isagoo sheegay in...

Madaafiic Maanta Lagu garaacay Xaafado Ka Tirsan magalada Muqdisho

Dhow madaafiic oo maanta ku dhacay degmooyinka Hawlwadaag iyo Wardhiigley oo ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa la sheegayaa in ay ku dhinteen ugu yaraan...

Faahfaahin Dheeri ah oo Kasoo Baxeysa Gumaadkii Ay Shaley ka Geysteen Maleeshayada Beesha Abgaal ee ku Labisan Dareyska Dowlada Buundada Weyn ee Degmada Afgooye.

Waxaa faahfaahin dheeraad ah laga helayaa gumaadkii ay shaley ka geysteen maleeshayada beesha abgaal ee ku labisan dareyska ciidanka dowlada buundada weyn ee degmada...

Popular

Ciidamada dowlada oo howlo ka dhan alshabab ka sameeyey deegaano hoostaga degmada buulaburde

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta gaaray dalka kenya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa maanta gaaray...

Reysulwasaare Xamsa oo dhawaan booqan doona dalka kenya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu wadaa...

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Subscribe

spot_imgspot_img