Monthly Archives: February, 2016

Browse our exclusive articles!

Golaha Qurbo Joogta Koonfur Galbeed oo Cambaareeyey Falkii Waxashnimada Ahaa ee Shaley Ka Dhacay Magalada Baydhaba

War saxaafadeed kasoo baxay xafiiska golaha qurbo joogta koonfur galbeed somaliya ayaa si kulul loogu cambaareeyay qaraxii maalintii shaley lagula beegsaday dad shacab ah...

Dhegeyso Wasiir Ka Tirsan Maamulka Shariif Xasan oo Sheegey in Dad Badan Loosoo Qabtey Falkii Naxdin lahaa ee Shaley Ka Dhacaya Magalada baydhaba

Wasiirka Maleeshiyaadka iyo Hubka dhigista maamulka shariif xasan, Xasan Maxamed Xuseen Eelayoo oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Gacanta lagu hayo inta badan...

Dhegeyso:-Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Ka Hadley Qarixii Shaley Ka Dhacay Magalada Baydhaba

Shariif Xasan Sh. Aadan oo ka hadlay weerarkaasi ayaa sheegay in ay adagtahay in la iska qabto dad kuu eg oo Suun is qarxis...

Dhegeyso:-Jaaliyada Koonfur Galbeed Somaliya ee Midowga Reer Yurub oo Cambaareeyey Falkii Shaley Ka Dhacay Magalada Baydhaba

Jaaliyada koonfur galbeed ee kunool midowga yurub ayaa waxaa ay si kulul u cambaareyeen falshii shaley ay dadka badani ku dhinteen ee ka dhacay...

Dhegeyso:Faahfaahin Dheeri oo Kasoo Baxeysa Ismiidaamintii Maanta Ka Dhacdey Magalada Baydhaba oo Ay dad Badani ku Naf Waayeen

Faahfaahinn dheeri ah oo kasoo baxay ismiidaamintii maanta ka dhacdey degmada baydhaba ayaa la sheegayaa in ay halkaasi ku dhinteen in ka 50 ruun...

Popular

Qaramada midoobey oo ka digeytey dhibaatooyinka ka imaan kara roobabka Guga

Qaramada Midoobay ayaa ka digtay fatahaado baahsan oo ka...

Dhegeysiga maxkamada sayid cali oo maanta furantey

Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta oo Axad ah...

Kooxda daacish oo sheegtey iney dilee inka badan 50 xubnood oo alshabab ah

Kooxda Daacish ayaa sheegatay in dagaalyahanadooda ay weerarro ku...

Dowlada somaliya oo beesha caalamka u sheegtey ineysan diyaar u eheyn wadahadal ay la gasho dowlada itoobiya

Dowladda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ay soo saartay waxay...

Subscribe

spot_imgspot_img