Daawo Sawir uu Amiin ka sameeyey Gudoomiye Ku Xigeenka Koowaad Jeylaani Iikar

1
184

Amin camirAmiin Camir ayaa maanta waxaa uu bogiisa kuoo qaatey gudoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Jeylaani Iiikar oo ka midka ah dadka sida aadka ah taageeraha ugu hayo in lagu dhaqmo nidaamka 4.5.

JEYLANI

1 COMMENT

  1. Amiin Amir iyo groupkiisa siyaasada wey ku wareene meel haka fariisteen sababtoo ah 4.5 xaq ma ahan balse waxey hada dan uGu jirkaa shacabka dulman. Hadii Pudland oo hal qabiil ah dowlad goboleed ay sheegato oo afar gobol ay ka soo gasho iyo Jubalan oo sidoo kale ah dadkii deegaanka aanba ku jirin maamulka. Maxaa ka jaban inta qof iyo cod laga helaayo hadii sida hadaba uu yahay 4.5 ka 4 sano lagu maamulo.

Comments are closed.