War Deg Deg Ah. Dagaal Hada Ka Bilowdey degmada Afgooye

0
154

breaking-nWarar hada inaga soo gaarey degmada afgooye ee gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu daqiiqado ka hor uu dagaal ka bilowdeym dagaalkaas oo la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa culus.

Ilaa iyo hada lama oga cida uu u dhaxeeyio dagaalka balse dib ayaanidinkaga soo sheegi donaa kooxaha ku dagaalamaya degmada afgooye