Amiin Camir Halyeyga Sannadka 2015

0
213

amin22Kadib xog aruurin ay sameysey daafeet.com waxay dhamaan aqristayaasha iyo dadka soo booqdo daafeet.com ay isku raaceen in sanadkan dhamaadey ee 2015 in daafeet.com iyo dhaamaan inta ku xiran ay Amiin Camir u aqoonsadeen inuu yahay halyeyga sannadka 2015.

Amiin ayaa waxaa uu ku muteystey kaalinta lexaadka leh ee uu ka qaatey wacyi gelinta umada somaliyeed iyo tilmaaminta tubta toosan ee uu u hagey guud ahaan umada somaliyeed meel walba oo ay joogto.

Waxaan rajeyneynaa in Amiin uu naga aqbalo soo jeedinta ay soo jeediyeen in daafeet.com aqrisyaasheeda ay u aqoonsadeen in uu yahay halyeyga 2015.

Sawirka riix si aad u aragto hooshii uu amiin ku muteystey in loo aqoonsado halyeyga 2015.

amin22