Dhegeyso:-Maamulka Degmada Bardaale oo Sheegaya in Degmada Ka Dilaacey Cudur Aan La Aqoon Waxa Uu Yahay

0
137

baydhabo-Gudoomiye ku xigeenka degmada bardaale oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in beryahan uu degmada soo asiibey cudur aan la aqoon waxa uu yahay oo inta badan ku habsadey dadka dadoodu aadka u yar tahay iyo dadka waayey oo dadoodu ka sareyso 65, Masuulkan ayaa shegey in cudurka qofka uu ku dhaco inta badan uusan ka soo kici karin.

Hadalkiisiina waxaa ka mid ahaa

Degmada Bardaale

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Degmada Bardaale mobil