Daawo Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Siilaanyo

0
210

Amin camirKol dhow ayey aheyd kolkii baarlamaanka somaliland feer ooda la isaga qaadey ayadoo markaas la isku heystey mooshin halkaasi la keeney, Amiin Camir ayaa waxaa uu sawir ka turjumaya sidii mooshinka loogu celin lahaa baarlamaanka ka sameeyey maamulka madaxweyne siilaanyo.

morgan