Daawo:- Warsaxaafadeed Kasoo Baxay Qurba Joogta Kasoo Jeeda Gobolka Shabeelaha Hoose ee Dalka Ingiriiska

1
121

CALI BAABQurbo joogta kasoo jeeda koonfur galbeed ee ku nool dalka ingiriiska ayaa kulan ay isugu yimaadeen waxaa ay ku lafa gureen xaalada cakiran ee ka jirta gobolka shabeelaha hoose waxaane ay si kulul runta ugu sheegeen shariif hasan oo halgan dheer u galey sidii uu shabeelaha hoose uga iibin lahaa kooxaha duulaanka ku ah gobolka shabeelaha hoose.

Bal nala daawada sida ay u dhigeen.

 

1 COMMENT

  1. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    Waxaan idin sheegaa wax ka daran shariif waa salaadhiinta ,si loogu gudbo caqabada jirta waa in la garab istaago xaq u dirirka gobolka shabeelaha hoose taasoo keeni karta in kooxaha duulaanka dib looga celiyo degaanka ay ku soo duuleen.

Comments are closed.