Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa gellinkii dambe ee maanta kala wareegay Al-shabaab degmada Kurtun-waarey ee gobolka Shabeellada Hoose.
Goobjoogayaal ku...
Warar kol dhow aynu ka helney magalada muqdisho ayaa sheegaya in wafdi uu hogaaminaayo Col.Barre Aadan Shire Barre Hiiraale ay soo gaareen magaalada Muqdisho...
Barakac aad u weyn ayaa laga soo sheegayaa Buulo mareer iyo Degmada Baraawe ee Gobalka Shabeelaha Hoose, xilli saaka ciidamada huwanta ay ku dhaqaaqeen...