Dhamaan bulsho weynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida la ogeysiinayaa in magalada toronto lagu qaban doono 20 guuriradii kasoo wareegtey qorida Afka Maayga barnaamijkan...
Qarax geystey dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa uu kol dhaweyd ka dhacay jidka muhiimka ah ee Maka Al-Mukarama, kaasoo ka dhashay gaari waxyaabaha qaraxa...