Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Cali Maxamed Aadan (Cali Beer-beer) oo Ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho

Allaha unaxariistee Waxaa xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho Cali Maxamed Aadan (Cali Beerbeer) oo ka mid ahaa siyaasiyiinta sida weyn looga yaqiinay dalka Soomaaliya...

Dhegeyso:- Suldaanka Duubane Digil Oo Eedeyn Dusha Kaga Tuurey Odey Dhaqameedyada Awdigil Ee Ku Sugan Shirka Ka Socda Baydhaba

Sudaanka Duubane Digil Suldaan Adan Sheebow cabdi oo qadka telfoonka inagu soo tiigsadey ayaa sheegey in shirka ka socda magalada baydhabo uu yahay mid...

Sidee lagu Badbaadin Karaa Boobka iyo Kala Qeybinta Dhulka Koonfurgalbeed

Bismilaah alxamdu Lillah, wasalatu Wasalaam calaa Nabiyuna Muxamed. Ummada walba waxay leedahay Mabaadi aan marna ka tanaasuli karin, waayo Mabaadi`daas waa Lafdhabarta Jiritaankeeda. Maanta...

War Deg Deg Ah: Madaxweyne Xasan oo War Ka Soo Saaray Isku Shaandheynta Golaha Wasiirada

WAR KA SOO BAXAY XAFIISKA MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA FEDRAALKA SOOMAALIYEED: Sida aad ka warqabtaan waxaan mar walba ku guubaabiyaa umadda soomaaliyeed iyo madaxda dawladaba, in ay...

Fiirso Sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Wasiirka Cusub ee Xanaanada Xoolaha

Sawirka ayaa waxaa uu ka turmayaa isku shaandheyntii maanta lagu sameeyey xukuumada cabdi weli Daafeet.Com  

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img