Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Dhegayso..Al-Qaadi”Axmed Madoobe iyo Raaskambooni uma aqoonsanin Maamul KMG,shirkana waa fashilmay

Mas,uuliyiinta Ehlu suna ee Gobolka Gedo ayaa waxay sheegeen inaysan taageersaneyn shirkii ka dhacay Magaalada Kismaayo ee uu garwadeenka ka ahaa Ra,isalwasaaraha Soomaaliya,C/Weli sheekh...

Dhegayso..Socdaalkii Ra’isulwasaaraha ee Kismaayo maguuldaro Daaroodbaa mise waa mid ummadeed.

Waxa ay dad badani isweydiinayaa safarkii mudada qaatay ee Ra'isulwasaare Cabdiweli Sheekh Axmed uu ku tagay Kismaayo inuu ahaa mid uu ku doonayay inuu beelaha...

Dhegayso…Shirka Amaanka ee Muqdisho”Amnigu waa furaha nolosha…Habargidirna waa Qufulka”

              Halkan ka dhegayso warbixinta Shirka loogu yeeray Amniga Maxamed Kaafi        

Dhegayso..Wax garad iyo odayaal kasoo jeeda gobolka Gedo oo shir uga furmay magaalada Garbahaaray

Shir gogol xaar u ah shirwayne looga hadlayo aayaha gobolka Gedo ayaa ka furmay magaalada Garbaharay ee xarunta gobolka Gedo,iyadoo kulmadii ugu horeeyeyna ee...

Madaxweynaha dowlada federalka Soomaaliya oo sheegey in ciidamada Nabadsugida iyo Booliiska ay hoos tegi doonaan gudoomiyayaasha gobolada ay ku sugan yihiin

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud ayaa markii ugu horreysay sheegay in guddoomiyeyaasha gobollada dalka la hoos-geyn doono ciidammo nabadsugid iyo booliis ah, si ammaanka...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img