Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Golaha wasiirada oo maanta ka doodey maamul u sameynta gobolada dalka

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir-guddoomiyay kulan aan caadi ahayn oo ay golaha wasiirrada xukuumadda ka yeeshay samaynta maamul goboleedyada...

Madaxweynaha dalka Burundi oo maanta kasoo degey garoonka adan cade

Madaxweynaha dowlada federalka somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay Madaxweynaha dalka Burundi, Pierre Nkurunziza oo booqasho ku tegay Muqdisho. War-saxaafadeed...

Xildhibaan C/casiis Isaaq Mursal oo maanta lagu diley degmada dharkanleey

Xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya oo lagu magacaabi jiray C/casiis Isaaq Mursal ayaa saakay lagu dilay degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir. Rag...

Daawo:- Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Canada oo xalay baroordiiq u sameysay odayaashii lagu xasuuqay deegaan hoostaga degmada Buurhakaba

Waxaa xaley magalada Toronto ee dalka Canada lagu qabtey baroordiid loogu tala galaey odayaashii sida xaqdarada loogu laayey meel aan sidaa uga fogeyn degmada...

Daawo Sawirada:-Wasiir ku xigeenka Qorsheynta,Iskaashiga caalamiga ah iyo Jaalilyadaha dibada Dowlad goboleedka KoonfurGalbeed Soomaaliya oo kulan la qaatay jaaliyada Holland

Wasiir ku xigeenka qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga iyo jaalilyadaha dibada dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya Axmed Osman Duuble ayaa shaley gelinkii dambe kula kula...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img