Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Daawo Sawirada: Gudoomiyaha Barlamaanka oo xaley la kulmey Wafdigii uu hogaaminaayey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Somaliya

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa kulan waxaa uu xaley la yeeshey wafdi uu hogaaminaayey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Somaliya Mudane...

DaawoSawirada:- Reysulwasare Cabdi weli oo Casha sharaf xaley u sameeyey Madaxda koonfur Galbeed

Raisalwasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa xalay waxa uu casho sharaf u sameeyay wefdiga ka socda dowlad goboleedka Koonfur galbeed ee...

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo Dalka dib ugu soo laabtey

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dib ugu soo laabtay Muqdisho, iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan...

Maxkamada Sare ee Dalka Kenya oo is hortaag ku sameysey dib u celinta Qaxootiga Somaliyeed

Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa ku amartay wasiirka arrimaha gudaha Kenya, Joseph Ole Lenku in uu joojiyo qorshaha dadka qaxootiga ah ee magaalooyinka...

Reysulwasaraha Xukumada Federalka oo maanta socdaal ku tegey Magalada Marka

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed iyo xubno ka tirsan Wasiirada Soomaaliya iyo Saraakiil ciidan ayaa goordhaweyd waxa ay gaareen Magaalada Marka ee...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img