Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Macalin kenyan ah oo ka shaqeynayay Macadka Vision International Collage oo xaley lagu diley gaalkacyo

Labo ruux oo dhallinyaro ah ayaa xalay ku dilay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo macallin Keenyaan ah oo wax ka dhigayay machadka ku yaalla aalkacyo oo...

Odayaasha Degmada Marka oo Dhaliin usoo jeediyey Xukuumada Cabdi weli

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/wali Sheekh Axmed Maxamed ayaa Xalay ku hooyday Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Sh.Hoose C/wali Sheekh Maxamed Ra’iisul Wasaaraha...

Reysulwasaaraha oo Maanta Booqasho ku tegey Degmada Qoryooleey

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminaye oo xalay ku hooyday Magaalada Marka ee xarunta Gobalka Shabeelaha hoose, ayaa barqadii maanta gaaray Degmada Qoryooleey...

Dhegeyso:- Madaxweynaha oo markii ugu horeysey ka hadley Iscasilaada loosoo jeediyey

Madaxweynaha dowlada federalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadley markii ugu horeysey moshinka iscasilaada ee loo soo jeediyey wuxuuna sheegey in maanta uu...

Dhegeyso:- Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka hadley Safar Reysulwasaraha ku marayao Gobolka Shabelaha Hoose

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda gobalka Shabeellaha Hoose ayaa dhaliilay safarka Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img