Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Wefdi uu Hor Kacayo Nichols Kay oo Maanta Gaarey Magalada Jowhar ee Gobolka Shabeelaha Dhexe

Wefdi uu hogaaminaayo Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya danjire Nicholas Kay ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe. Wafdiga ayaa hadda...

War Deg Deg Ah Magalada Neyroobi oo uu kol dhow ka Dhacay Qarax aad u Weyn

Warar kol dhow inaga soo gaarey magaalada Niarobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in Qaraxyo labo gaarayo ay ka kala dhaceen goobo kala duwan...

Madaxweynaha Dowlada Federalka oo ka hadley Munaasabada 15 May

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud xalay Khudbadda ka jeediyey Munaasabadda 15-ka Maajo Maalinta Dhallinyada Soomaaliyeed oo lagu qabtay magaalada Muqdisho. Madaxweynaha waxa...

Wasiirka Gaashaandhiga Dowlada Federalka oo Maanta Gaarey Garbahaareey

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumada Soomaaliya Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta gaaray magaalada Garbahaareey,si ay u xaliyaan xiisada ka taagan Beledxaawo. Wafdiga Wasiirka...

Afhayeenka Amisom Col Cali Adan Xaamud oo sheegey iney Baari Doonaan Cidii ka Dambeysey Qaraxii Baydhabo ka Dhacay

Afhayeenka ciidamada AMISOM, Col. Cali Aadan Xumad oo shir jaraa’id qabtay ayaa kaga warbixiyay arrimo badan oo ay ka mid yihiin dagaalka lagula jiro...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img