Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Dhegayso..Ciidamo Ilaaliya Xarumaha Qaramada Midoobey ee Magalada Muqdisho oo Howshoodii Bilaabey

maxamed kaafi iyo war kaleErgeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa maanta guddoomiyey caleema saarkii...

Diyaarado Dagaal oo Maanta Duqeymo ka Geystey Degmada Jilib

Wararka la helayo degmada Jilib ayaa sheegaya in diyaaradda oo markii hore joog hoose ku socday ay xoogagga Xarakada Al-shabaab ku rideen qoriga lidka...

Daawo: Dhaawacyadii ku sugnaa Cisbitaalka Baydhabo oo Xaaladoodu Soo Fiicnaaneyso

Maamulka Isbitaalka magaalada Beydhabo ayaa sheegay in ay soo hagaageyso xaaladda caafimaad ee dadkii ku dhaawacmay qaraxii ay maleeshiyaadka Al-Shabaab toddobaadkii la soo dhaafay...

Xildhibaanada Baarlamanka oo Maanta u Codeeyey Hishiiskii Shirkada Favori ee Gacanta ku Heysa Airporka Adan Cade

Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta u codeeyay heshiiskii shirkadda FAVORI LLC ee maamusha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, iyadoo mudanayaashu ay isku...

Dhegeyso:- Afhayeenka Alshabab Cali Dheere oo Mar kale Hanjabaad Hawada u Mariyey Dowlada Kenya

Afhayeenka Guud ee Al Shabaab Cali Dheere ayaa sheegay Kenya markii ay Somalia ay soo galeysay iyo Markii Duqaymaha ay ka geysan jireen Goobaha...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img