Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay galab ka dhacay degmada...
Wararka ka imaanaya magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo ayaa waxay ku waramayaan in caawa labada magaalo uu ka kala socdo diyaargaraw iska soo horjeeda oo...