Dagaalkan u dhexeeya Dadka Deegaanka iyo Shabaab wuxuu Bilowdey ka dib markii Shabaab ku soo rogeen Dadka Deegaanka iney Bixiyaan Lacago lagu SHeegey in lagu...
Waxaa maalin-nimada berito ah ka dhici doonta magaalada Baydhabo caasimada Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfurgalbeed xaflad aad u balaaran oo lagu soo afjari doono...