Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta howlgal ay ka sameeyeen Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, waxa ay kusoo qab-qabteen ku dhawaad 40-ruux.
Howlgalkaan oo ahaa...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed oo ka hadlayey arimaha hub ka dhigista ayaa wuxuu sheegay in weerarkii lagu qaaday Xarunta Baarlamanka dalka...