Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Aqriso:- Warmurtiyeed ey Soo Saareen Xildhibaanada kasoo Jeeda Puntland Iyo Maamul Goboleedka Puntland

Kol dhow ayey eheyd kolkii uu Madaxweynaha maamul goboleedka puntland uu u yeerey xubnaha barlamaanka federalka uga jira puntland wadahadalo dhowr maalmood socdey ey...

Daawo:- Digniin Ay Maamulka Koonfur Galbeed u Direen Labada Calooshood U Shaqeystayaal iyo Xukumada Federalka Somaliya

Maamulka koonfur galbeed ayaa shaley waxaa ey kulan ku yeesheen xarunta madaxtooyada koonfur galbeed kulankaas oo ey kaga hadlayaan qaswadayaal ka socda xukuumada federalka...

Baarlamaanka oo soo Dhaweeyey Xakameynta Hubka Culus

Guddiga joogtada ah ee baarlamanka Soomaaliya oo 17-kii bishan ka dhageystay xukuumadda Soomaaliya warbixin ku saabsan howl-gallada xakameynta hubka iyo siyaasadda ay u dejisay,...

Daawo: SHEEKH AL-SUDAYSI oo markii ugu horaysay qiray khatarta Khawaarijtu leedahay.

Waxaa markii ugu horaysay si lama filaan ah looga maqlay Sheekh Cabdiraxmaan Al-Sudeysi Imaamka iyo Khadiibka Xaramka Makka khudbadii Jimcaha ahayd arin inta badan...

Dhegeyso:- Wasiirka Arimaha Gudaha Xukuumada Federalka oo Sheegey In Wadooyinka u Xiran Alshabab Ay Xoog Ku Furi Doonan

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukumadda Soomaaliya C/laahi Goodax Barre ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay Xoog ku furayaan...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img