Tacsi:- Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

1
160

xaji abukarReer Abicar Cali, Reer Cali Siidi iyo Reer Sheekh Siidi Saalax waxaa ay dhamaantood tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Reer Xaaji Abukar Maxamed Caliyow meel walba oo ay dunida ka joogaan oo aabahood Xaaji Abukar Maxamed Caliyow maanta ku geeryoodey magalada muqdisho.

Waxaana ay leeyihiin samir iyo iimaan ilaahey ha inaga wada siiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodeyna samir iyo iimaan ilaahey haka siiyo asagana janadii fardowsa ilaahey haka waraabiyo Amiin Amiin Amiin.

 

Daafeet

1 COMMENT

  1. Inaa Lillaahi wa inaa ileyhi raajacuun. Samir iyo imaan ilaahey noo siiyi, usuuni qabrisheh ilaahey waasac in ku weeli. Aamiin Aamiin.

Comments are closed.