Daawo:- Barnaamijkii Ka Baxay Telefishinka Muuqaalka Somalida Ee Alif Maay

1
77

muqaalkaTelfishinka muuqaalka somalida ee Magalada Toronto ayaa waxaa uu todobaadkii tegey kusoo qaatey barnaamijkii Alif Maay ee loogu dabaal degeyey 20 guuradii kasoo wareegtey qorista Afka maayga bal waakan ee nala daawada.

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. waa fikrad wanaagsan inaan ka faaideysano afafka soomalida ay leeyihiin afka maaygana waa afafka ugu waaweyn ee looga hadlo geyga soomaliyeed gaar ahaan koonfurta soomaliya..waana soo dhoweyneynaa dadaalkas..

Comments are closed.