Monthly Archives: November, 2013

Browse our exclusive articles!

Dhegeyso:-Gudoomiyaha gobolka shabeelaha hoose oo ka hadley fatahaada Webiga shabeele

Gudoomiyaha gobolka shabeelaha hoose iyo gudoomiyaha degmada afgooye ayaa maanta kormeer ku tagay deegaano ka tirsan gobolka shabeelaha hoose si ay ugu kuur galaan...

Dhegayso..Shirka dhismaha maamulka KoonfurGalbeed oo maalinta Sabtida galaya wajigii ugu danbeeyay.

Dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa waxay fikrado kala gedisan ka dhiibtay  samaynta maamulka KoonfurGalbeed ee dhismihiisa haatan uu ka socdo magaalada Baydhabo caasimada...

Dhegayso…Xildh.Faysal"Waxaa nahay 142 Xildhibaan taageersan Ra'isulwasaare saacid"

Gudoomiyaha Gudiga Arimaha Bulshada Baarlamaanka Fedraalka ah ee Soomaaliya Xidhibaan Feysal Warsame Muuse ayaa waxa uu sheegay in ay diyaariyeen Kotlad Xildhibaano ah oo...

Nalalkii Samaafarayaasha ee dhawaan lagu xirey Magalada Muqdisho oo shilkii ugu horeeyey ayaga masuul ka ahaa

Afar qof ayaa ku dhaawacmay kaddib markii u shil ka dhacay isgoyska madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho, kaddib markii ay nalalka kala haga gaadiidka ee...

Maamulka Siilaanyo oo xaley xabsiga dhigey qaar ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Wadani

Wararka ka imanaya Magaalaa Hargeysa ayaa sheegaya in afar ruux oo kamid ah Xizbiga mucaaradka ah ee Wadani oo doonayay in ay soo dhaweeyaan...

Popular

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Webiga shabeela oo ku fatahay deegoono ka tirsan degmada jowhar

Warar aynu ka helyno magaalada Jowhar ee xarunta gobolka...

Markab dagaal oo laga leeyahay dalka turkiga oo kusoo wajahan dekeda magalada muqdisho

Markab dagaal oo laga leeyahay dalka turkiga ayaa la...

Qaramada midoobey oo ka digeytey dhibaatooyinka ka imaan kara roobabka Guga

Qaramada Midoobay ayaa ka digtay fatahaado baahsan oo ka...

Subscribe

spot_imgspot_img