Monthly Archives: November, 2013

Browse our exclusive articles!

Dhegeyso: Suldaan warsame oo ka jawaabey hadal dhawaan kasoo yeerey qaar ka tirsa caadaqaatayaasha Beelaha Digil ee ku sugan Muqdisho

Afhayeenka Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed Ahna Gudoomiyaha Malaaqyada Digil I Mirifle Suldaan Warsame Suldaan Ibraahim ayaa si cad uga hor yimid hadal dhawan kasoo yeerey...

Wasiirada arimaha dibada dalka somaliya Fosiyo Yusuf Xaaji oo maanta dalka dib ugu soo laabatey

Wasiirka Arrimaha dibada Ahna Ra'isal wasaare ku xigeenka Xukuumada Soomaaliya Foosiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo maanta dalka dib ugu laabatay ayaa warbaahinta kula hadashay...

Dhegeyso:- Gudoomiyaha Malaaqyada Digil iyo Mirifle Suldaan warsame Suldaan Ibrow oo ka hadley arimaha dib u dejinta

Afhayeenka Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed Ahna Gudoomiyaha Malaaqyada Digil I Mirifle Suldaan Warsame Suldaan Ibraahim oo u waramayey warbaahinta Koonfur Galbeed ayaa waxaa uu ka...

Dhegeyso:- Malaaq shiine oo sheegey in kulankii maanta lagu falanqeyn lahaa maamul u dhameystirka koonfur galbeed uu dib u dhac ku yimid

Malaaq shiine oo ka mid malaaqyada kasoo jeeda koonfur galbeed somaliya ayaa sheegey in kulankii maanta qabsoomi lahaa uu ku yimid dib u dhac...

Dab khasaro badan geytey oo maanta ka dhacay garaash ku yaaley isgoyska Km 4 ee Magalada Muqdisho

Dab xooggan ayaa ka dhacay garaash weyn oo lagu iibiyo gaadiidka iyo shidaalka oo ku yaalla isgoyska Km4 ee magaalada Muqdisho, iyadoo dabku marba...

Popular

Alshabab oo duqeyn lagula beegsadey magalada galhareeri ee gobolka galgaduud

Duqayn ay iska kaashadeen Dowladda Federaalka & Saaxiibadeed ka...

Itoobiya oo masar ku eedeysay iney ciidamo usoo diri rabto somaliya

Ciidamada Difaaca Itoobiya ayaa bayaan ay soo saareen waxay...

Dowlada somaliya oo soo dhaweysay go’aan maxkamada icj

Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay go’aankii ay dhawaan Maxkamadda...

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed oo soo dhaweeyey go,aanka wax ka bedelka dastuurka

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo...

Subscribe

spot_imgspot_img