Intiinii horay u akhrisatay war ku saabsanaa xildhibaano kasoo jeeda gobolka Shabeelaha hoose oo booqday Afgooye kana soo laabtay .
Hadaba waxaa isweydiin mudan waxa xildhibaanada u diiday inay tagaan degmooyinka kale ee gobolka oo ay dowladu gacanta ku hayso sida Caasimada gobolka magaalada Marka,Awdheegle iyo Wanlaweyn iyo sidoo kale waxa xildhibaanada gobolka oo 36 ah kaliya sedex u booqdeen Afgooye.
Su’aalahaasi ha inooga jawaabo xildhibaan Prof Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ahaa xildhibaanadii shalay tagay Afgooye.
Halkan Hoose Kaga Dhegeyso Mobilkada
Daafeet.Com
xildhibaankaan warkiisa waa sex weeye hormarka shacabka digil iyo mirifle waxaa hortaagan masu liyiinta df somaliya uga sareeyo ayaa ku ah lafdhuungashe hormarka 6 gobol konfurgalbeeda somaliya siyasiyiinta goboladaan waxaa nogodeen kuwoow magarsar u ah df somaliya su.aalsha jibabte 61 xildhibaan ayaa iskalax iyo ogonyaganida digil iyo mirifle gomeesigii cadaanka waan kagubudne lakin waxaa lagan ugalney markale gomeesi madoow somaali ah
Qofka raga waa inuu xaniinyo leedahay, marka zibaaladahan meesha ka ciyeysa lafdhabar xitaa malahan iska daayee xaniinyo. Good luck Digil iyo Mirifle, hadii aan jabhad la aasaasin waxba ma suurto gelayo. Digilow naf is geliya camiilnimida joojiya. Xilivaanada sida Khaalid, Sheegow, xusewb dabare, xusen cusman, muna waa in meesha laga saaraa. Waa sold outs lagu shaqeysto.
Comments are closed.