Daawo:- Wareysi aan la yeelaney Qaar ka mid ah Waxgaradka Gobolka Shabelaha Hoose xilalna horey uga soo qabtey

3
478

shaamWaxaa inoo suura gashey in aan wareysi la yeelano masuuliyiin xilal horey uga soo qabatey gobolka shabeelaha hoose oo aan wax ka weydiiney waxa kalifey in gobolka uu mar walba dhibta heysato uu ku jiro iyo xiliyadii ey hayeen maamulka waxa u qabsoomey iyo waxa ey qaban waayeen masuuliyiintaas waxaa ka mid ah Cabdirahman Shekh Maxamed oo ahaan jirey Gudomiyaha Degmada Qoryooleey, Xuseen Shekh Maxamed Gacal oo isna ahaa gudoomiye kuxigeenka Degmada Baraawe iyo Cumar Cali Axmed oo isna ah dadka ugu firfircoon gobolka howla badana ka qabtey gaar ahaan degmada marka ee gobolka shabeelaha hoose.

wareysigii oo dhan waakan ee nala daawada

Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. mashaa allaahu godomiya degmada goryoole war sex ah ayaa ku xadle lakiin dhibka taagan xadii sidaas loowada fahsanyahay maxaa nahortaagan caawi siyasiyiinta iyo ogonyaganida deganida digil iyo mirifle

  2. Waxaan aad iyo aad ugu mahad celinaa walaalaha mas,uuliyiinta oo gobolka ka soo horjeedo Gudoomiyaha Qoryooley iyo Gudoomiye ku xigeenka Baraawe walaalka kale xilka uu gobolka haayo meesha kuma xusna marka walaahi waan ku farxay waa halyeeyo cusub oo gobolka usoo baxay oo codkaro ah waxaan sigaar ugu mahad celinaa walaalka Gacal oo magaca Degmadeyda baraawe ku hadlaayo mar waliba waxaan jeclaa inaan arko qof ku hadlo magaca Baraawe sida degmooyinka kale markasto dad u hadlo AYAA warbaahinta kasoo muuqdo sablaale iyo kurtuwaarey iyo Baraawe badanaa ma arko marka walaalkey Gacal waad mahadsantahay

  3. Waa Alle mahadiis in maanta dhalanyaradii gobolka aad moodid inay hurdada ka kaceen..
    Gobolka arintiisana waxay ka jiiftaa dhanka siyaasada…Hadii aan nahay beesha biimaal talaabo sharci waan kaqaadnay mooryaanta gobolka kusoo duushay lkn meesha nalga jebiyey waa siyaasada.. siyaasad na taageerta hadii aan heli laheyna mooryaan laguma arkeen gobolka…
    Halyeeyada wixii hadal ah waa noo dhameeyeen kheyr Allah ka siiyee aan hurdada ka kacno aana ka hortagno tuugada ku harsan gobolka…

Comments are closed.