In ka badan 90kun oo Caruur ah oo da’doodu ay ka yar tahay 10 sano jir ayaa Cudurka Dabeysha looga talaalay Gobolka Gedo xilli cudurka dabeysha lagu arkey bilihii ugu dambeeyey deegaano ka tirsan koonfurta Soomaaliya oo ay ku jirto Buula-Xaawo.
Halkan ka dhegayso