—Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka qeybgalay Salaada Janaasada ee King-Kong(ALLAH ha u naxariistee)
—Dowlada oo Qalab Caafimaad kala wareegtay hay’ad Fadhigeedu yahay Sacuudiga
—AMISOM oo hub ka dhigis ku sameysay ciidamo ka tirsan dowlada oo ku dagaalamay Buur hakaba
—Halkee ayuu maraayaa wadahadalka u socda saraakiisha dowaldda gobolka Bakool iyo Muktaar Rooboow Cali (Abuu Mansuur).
—Ahlusunada Gobolada dhexe oo kulan ka leh heshiisyadii ay la galeen Dowlada
—-Ciidamo katirsan maamulka Puntland oo la xaqiijiyay iney ka qayb qaateen dagaalkii Kismaayo
—-Faroole oo shuruud ku xiray wada shaqayn dhexmarta dowlada Fedraalka iyo Maamulkiisa
—Axmed Madoobe oo ka hadlay hadafka uu ka leeyahay samaynta Jubaland.
—Axmed Madoobe oo sheegay in Barre Hiiraale iyo Alshabaab inay heshiis wada gaareen
—Odoyaasha dhaqanka gobolka Gedo oo ku baaqay in ay Kenya ka baxdo dalka
—Waa sidee Xaalka magaalada Kismaayo dagaaladii dhacay todobaadkii hore ka dib
Halkan ka dhegayso…Wadajirradio July 7 2013 oo idil
