Gudomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose oo shaley kulan uga abaabuley Degmada Afgooye Beesha Ceyr iyo Beesha Gare

25
164

siidiDegmada Afgoye ayaa shaley waxaa kulan ku yeeshey Beesha Gare iyo Beesha Ceyr kulankaas oo diirada lagu saarayey sidii loo soo celin lahaa hishiiskii ka dhexeeyey Beesha Gare iyo Ceyr oo ey ku maamulayeen gobolka shabeelaha hoose.

Kulankan ayaa waxaa soo abaabuley Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose C/qaadir Sheekh Maxamed Nuur ayadoo muhiimada ey eheyn inuu uu ku wargeliyo Beesha Cayr in dib loo soo nooleeyey hishiisyadii ka dhexeyn jirey Labada Beelood kaasoo beryahan dambe ey kusoo socoto carqalado badan.

Waxaa kaloo ey isku soo qaadeen in mudo badan ey Beesha Gare heysay maamulka Gobolka balse beryahan dambe ey u muuqato in uu gacantooda kasii bixi rabo, Hadii uu maamulka gacantooda ka baxana eysan jiri doonin howlihii badnaa ey beesha Cayr ka fushan jirtey Gobolka Shabeelaha Hoose, Marka si looga hor tago ariimahaas wexey isla soo qaadeen qodobo dhow ah oo ay ka mid yihiin.

1- In qof walba oo loo soo magacaabo deegaanka oo aan eheyn beesha Gare lagu furo qalalaase iyo dagaal si nabada deegaanka qal qal loo geliyo

2- in hadii ay dhacdo in beesha Gare eysan helin maamulka sare ee gobolka in ey maamulaan degmooyinka kala ah  Afgooye,Awdheegle,Qoryooley,iyo Degmada Wanlaweyn.

3-  waxaa kaloo ey hoosta kasii xariiqeen hadii eysan helin afartaas degmo in ey Gudoomiye ka noqdaan degmoyinka Afgooye iyo Awdheegle degmada Wanleweyn iyo Qoryooleyna ey ka noqdaan gudoomiye ku xigeen.

Shrikan gebagabadiisa aya laga balamey in maalinta jimcaha ee berito la isugu yimaado degmada Afgooye si loo gaaro go,aano dhaxal gal ah inta aan wax laga bedelin maamulka gobolka.

Qaar ka mid ah dadkii beesha Ceyr uga qeyb galey kulankaas ayaan aaminsaneyn arimaha la isku soo qaadey Shirka wexeyna sheegeen  in ey rabaan in ey nabad kula noolaadaan dadka deegaanka maadaama laga daaley dagaal iyo qori ayna la shaqeysan karaan Qof walboo loo soo magacaabo deegaanka wexeyna hoosta ka xariiqeen in ey haboon tahay in laga shaqeeyo nabadeyta deegaanka.

Si kastaba arintu ha aahaatee carqalada ka taagan gobolka shabeelaha hoose ayaa ah mid u baahan in wax badan laga qabto taasoo ey ugu horeyso in qof walba uu fahmo ama uu garto in 22 sano qori wax lagu qaban waayey loona baahan in deegaan walba loo dhiibo dadkii lahaa kuwa aan deegaanka wax ku laheyna ey u hogaansamaan sharuucda deegaanka u taala.

Daafeet.Com

25 COMMENTS

  1. looool oo Gudoomiyaha maanta muxuu daanka u qabsadey ma sheekadaa si kale noqotey mideeda kale waxaa wax lala yaabo in 22 sano ka dib Gare oo rabo inuu adeegsado Ceyr, Waxaan maqli jirey Reer Xamar oo dhahaayo Mukulaal Madow Mininka hakuu joogto weli sidi maa la wadaa.

    War isku xishooda ee dadkiina wax la qeybsada Mukulaal madow dadka dhan waa barteen hada naf isbeer ah ma wadato hal naf ley wadataa, Ayagana hada waa ogaadeen sidii hore ineysan sheekada aheyn dadkooda wexey rabaan iney wax la qeybsadaan sida lagu sheegey qoraalka. Ee Garow waa lagu ogyahay in Degmo sax ah oo aad leedahay deegaanka ku oolin marka laga reebo midii uu kuu sameeyey Alah u naxariistee C/llahi Yusuf Tooratoorow taasna ey hada weli degmo eysan u aqoonsaneyn dowlada cusub.

    • Asc/War horta Gare asbaa lasoo dhaweyey marti ah waxuu u ahaa Digil maxaa keenay inuu asagoo ah marti inuu u yeerto habar gidir ceer adaba marti ah wa sidii mahmaahdii carabiga aheed oo ah Aniga aabahay qatyaan ka tagan nahay abaahayna waxuu keenay aabahiisa marka aw-Garoow haddii rabto xuulifeysi layeelatid Ceer u tag CADAADO iyo GALGADUUD bal iiga la dag haddii ka oogalaadaan inay madax ka noqoto wa yaabe caqli gare ma saasba salaam

  2. Aniga waxaan la yaabey Gare ma is ceshtaan miyaa mise duur joogaa ku badan mexey tahay Riyada 2013 ey ku jiraan dadkaan, Intaad ka talin kartaan waa ka taliseen deegaanka dadkiina dhinac ka raaca mexey tahay hada waxaad habar gidir kala shireysaan habar gidir deegaanka mey idinku heyn karaaan ayagaba marti ku ehee.

    Marka ey leeyihiin afgooye aan ka talineynaa ma Garaa Afgooye dega mise Awdheegluu degaan war nimanyahow hadii Geeljirka idinku badan yahay oo ey idinku yar yihiin dadka nolosha wax ka fahmey waa dhib laakiin waxaa fiican in hadad tihiin Digil sax ah aad Digilka wax la qeybsataan hadaad tihiin Hawiyana ordoo Hawiye toos wax uga doonta laakiin waa dhamaatey waqtigii Habar gidir la isticmaali jirey Habar gidir hada aydaa guri miraayad leh degen iney dhagax tuurtana ma rabto.

  3. ileyn warkii shaley Afgooye leyga soo sheegay waa run, Wallahi Website-kaan caadi ma’aha! “Beelow beelkiis” howsha halkiina kawada! Allow C/qadir V Digil kaqabo “aamiin”.

  4. “masdhateyna”, Habaargirir & Garre Vs Digil=0-6, insha’Allah ilaahey noo qabadee Siidii sun hadiloo usi!

  5. ASC QARAABO RAALI NOQDA WAXAAD RABTAAB HANOO SHEEGINA MAR XILKA AYY ISKA WAREEJIYAY MARBA WAX INOO KEENA WAR WAXAAD SOO QOREYSAAN OO BEENTA AH KA FIIRSADA DADKANA HA AFLAGAADEEYNINA HANA ISKU DIRINA GARRE CEYR MUXUU KAGA BAHANYAHAY ASAGAABA UGU AWOOD BADAN SHABEELADA HOOSE HADII RUNTA LAGA HADLO WAANA DAD NABADA JECEL XUKUNKANA AYAGA HAYA MARKA WAXAAD RABTAAN ISKA SOO QORA SHIR KII SHALAY DOWLADA IYO GADOOMIYAHA AYAA WAR KASO SAARAY CANSHUURTA AYAA LOOGA HADLAY FIIRSADA IDAACADAHA MISE TV LA,AAN AYAA KA JIRTA DAAFEET.COM LOL WARKII SHALAY UNIVERSAL FIIRSO GADOOMIAHA IYO WASIIRKA OO KA HADLAYA MAHADSANIDIIN

  6. war aniga waba yaabey webkan yaa wax usheega ma sheydaanbey war ka sootebiyaan.midakale dadkan wax soo qoraya codor garre layiraahdaa kudhacey saan umaleynaya.war haddi runta kuu sheego fad ama hafadin cid anaan garre aheyn ma xukimaayo waayo cadaalada ayaaba saa ah waqtigan lajoogo waa maynoorit iyo maajorit dowlada hada jirta wey taqaanaa gobolada maraka dadka maynoritiga ilaawa jegada ugu sareysa gobolka

  7. nacaskan xilka haiskaga dago dabdhiilifka ah waa lagu sheqeysanaya caqligisa 12 saac ayu soo dega caqli jererer waaye kan mesha halaga warejiyo hala keno shancalemod ama galdi ama jido ama tuni gare digil sax ah ma ahan waa copy ethipian waye isku af xata maihin kkkkkkkkkkkkk

  8. hakaw adiga jareer ayaa lagaa raacay mowduuca kuma saab saneen jareer iyo caqligeeda ee ceyr iyo xukun qebsanayaa laga hatlaayi jareertane ayagoo gaalo ah ayeey madax kuu yihiin oo farta kuugu yeeraan marka hurda kujirtaa mahiga ma,arkin miyaa iyo wafuula wumanyiini in aay madax kuuyihiin xiligaas walaga yimit adeer diit amaba doon jareer gaalo eh aa kuxunta weliba wadan kaada kugu xukunta oo gawadhada xaaskaag iyo hooyadada baraaya asoo wasakh ah iska aamus aduun ka lama socotid

  9. gare hadduu ku waano qaadanaayo silicii ku dhintey cali geney gacan yarihii indha cade ha ku waano qaato waayo intey isticmaali kareen waa isticmaaleen markii dantooda ka dhameysteen sidey u garaacaayeen ayey T.B iyo dhiigkar ku dhacey silic iyo darxumada ku dhinteyna waad ka warqabtaan dadkiisa diidoow duliyaa kuu dambeeya hisbul xaraankii xasan daahirna ayagaa ciidamo u ahaa waxaana wakiil u ahaa Aadan cusmaan oo degen denmark iyo austuraaliya waa wakiilka dibada ninka kor aan ku soo sheegey

  10. kkkkkk KARRE WAA KARRE dhagxaan iyo ulo xabad bani adamkuw axbuu u dhimaa lakin beel weynta KARRE HADAL AY QORAAN KUWO AAN ASALKODA LA HEYN WAXBA UMA ARKAAN SAAS HALOOLA SOCDA

  11. War ileyn tanoo kale bal ila arka ninkaan wato muuse wuxuu leeyahay fad ama ha fadin deegaanka Gare ayaa u talinaayaa war nin yahow yaa kuu soo waxyoodey adiga oo kuu sheegey in deegaan xaaraan ku heysan doono Gare.

    Gare xiligisa waa dhamaadey sidii xisbul islaan iyo maxkamadaha u dhamaadeen oo kale isku daya in aad camaamadaha bedelataan sidii kuwii idinka horeeyey oo kale camaamadaha u badasheen indho adeega iyo reer baadiyenimada iska dhaafa.

    Waxa lagu leeyahay maha aha adiga deegaanka shuqul kuma lihid ee waxaa lagu leeyahay waqtigii Mukulaal madowga waa lasoo dhaafey ee dadkaada wax la qeybso hadii kale qori iyo qaaciisa waa la isla tuuraa aan maqli jirey waala idin tuuraa ceyr deegaan ey ku laabatey qabtaa idinka intee aadi doontaan.

  12. cabdikarim wadani adiga kuwii kenya maa tahay mise kuwii Itoobiya qoraalkada ayaba laga fahmi karaa in aadan eheyn kuwa shabeelaha hoose marka walaaloow raali ahow adiga anaga kuma heysano itoobiyaalnka iyo kenyaanka wax la qeybsataa ee kuwaas doono.

    Anaga waxaan la hadleynaa kuwa qori ismariska marna digilka ah marka hawiyaha ah ee xisaabta nooguma jiraan itoobiyaanka iyo kenyaanka.

  13. Karre ma waxay rabaan in H/gidir mukulaal madow kadhigtaan 2013-ka iyadoo lajoogo, waa caqli xumayaal aan nasab aheyn, Dac-afaraad ma dhantihiin horta? 3 da geel aad caabudaan ayaan idiinka qalaneynaa Wallahi, ileyn waa kuwii Alle yiri‏ ‏‎”‎أليس منكم رجل رشيد”‏

  14. Asc Garre shabeele hoose Degmo kuma laha waa qaxooti ka qaxay ceelwaaq markay ku soo xasuuqeyn mareexan iyo ceyr dooxada jubba mida kale plz ninkan webset qora iska ilaali magaca samaale waayo DM samaale badan ku jira hadaad magac samaale qortan Garre tageero badn ku yeelana magac samaale sida dabare iyo Hubeer marka naga ilaali magac samaale

    • ninka wata magaca faysal waxaan umaleynayaa inaadan ka soojeedin gobolka shabeelada hoose waayo waxaad inkirsan tahay beesha uga balaaran ee degta gobolka.mida kale waxaan kuu shegaya in ay dowlada aylasocoto cida ugu badan gobolka ayna helaan godomiyaha gobolka.tosaal ayaan ku si nayaa beledweyne waxaa laga qaadey xawaadle ayaa laga qadey waxaloo dhiibey ninkale oo xawaadle ah baydowa waa lamid leysaan to leysaan.gobolka shabeelada hoosana hadii laga qaado gare waxaa loo dhibayaa gare kale sidaa lasoco hurdaad ku jirta siyaasada dowlada ayaa sida ah waqtigan la joogo dadkan aad inkirsan tahay iygaa ugu badan gobolka igaan maamulaya.

  15. @abdi adeer shirka maa qarineysaa? aabahey ayaaba loogu yeeray, shirkana wuxuuna kadhacey guriga Taliyihii hore Police ka Afgooye ee Galgalow, wuxuuna kuyaal xaafada Xaawo Taako ee Degmada Afgooye, cabdiyow waxaa reerkaga ceyb ugu filan markii la idiinkaga soo guuleystey siyaasadii Digil ayaad rabtaan inaad reerkena adeegsataan, walaal waa idiinku fahansanahay, wacdaraha kulanka maanta oo Jimce ah lasoco, war Digil kalsooni kala imow, kadibna nala hadla, reer Afgooye soo weydii waxaan maanta idiinku dhigi doonto!kkk
    @daafeet.com nimanyahow ani waa idiinla yaabey dhuusadii ladhuusaba waa ogtihiin, yaa idiin warama, ma odayaashaa wariye idiinku jiraana, Wallee Website culus iga dheh, ileyn naac naac wax matartee!kkk

  16. kkkkkkkk walee waa yaab gare aya dad nogu dhigaysan gare hal beel shancelomod kamid ah iskama celi karan markas manta dhan waxa ku haysiin gare

  17. muuse gobolka waa 7 degmo aan ku baro 1 afgooye Galadi iyo wacadan 2 wanlawayn shancaleemod 3 Awdheegle Bagadi 4 Qoryooley iyo 5 Sablaale Jiido 6 Baraawe tuni iyo tuni baraawe 7 Marko biyomaal iyo duruqbo waa su aale soo qor Degmo uu garre gudoomiye ka noqon kara gobolka sxb dhulka Garre waa Gedo mareexan gumeeyey xitaa mareexanka waxay idinku tilmaaman n Boran inaa tahiin shabeele hoose waxaa ku leedahiin hal tuulo la yiraado Tortorow Oo hoos tagta Awdheeglay marka waxaa rabtii inkoo 2000 duurka ka soo baxay inaan dalaal ka noqotan gobolka dhaqan boon waa leedahiin waa balan sida mareexan idin gumeeyeen inaan idiin gumeeyno hal laf Galjecel ka tirsan iska dhin waseeyn Shancaleemod idinka dhicay

    • faysal aniga ma caytamayo waayo naagaha ayaa caytama mida xigta meeshaad shegeysid inaad degtan ciidamaden ayaa jooga oo canshuur baad bixisaan hadaad regtihin sidii naagihi ha u ceytimin ee raga iska dhiciya anagu gobolka cid aan kala tashaneyna majirto hadey tahay siyaasad amaba ciidan waaya cid aan kala tashda majirto dadkoo dhan adi oo kale afbey meesha ku hayaan oo sidii naagi ayey u caytamaan anagu maasha alaah waan degnaa gobolada aad sheegtey sida gedo, shabeele, kenya iyo itobia ilaah baa nabad shey waan ku faanaa

  18. muuse dadka iga baro nin shancaleemod ahay war gobolka intiisa ceyr zuu ku heesta iska dhiciyey adigoo garre xun ah ma canshuur ka qaadi kara meelan dago waa aduunyo gadoon warniyahoow Garre waa rufuyaan waxaana mukulaal madoow u ah ceyr Garre oo ku faano hub iyo ciidan uusan laheen waa yaab su aale Garre ma qabiil ka mid ah miyaa ceyr ileen Garre tigniko leh ma arkine waraa idinka naag ah oo rag asaagiina dalaal u ah dagaal haduu yimaadan waa is naqaana orod taqaaniin caafi hal laf galjecel kugu dili jiray afgooye sidoodo dhan hada ka dib jala tahay waxaa tahay Booran ceyr ismooday

  19. asc kulli dadka doodu udhaxeyso walaalayaa anigu wxn ahay nin HABAR GIDIR ah
    waxaana ninka codsana in iinan af lagaadeyn beelo badan oowaxna niin geysan waad mahadsantihiin

  20. Asc wl yaal dhamaan wan eden slmy sln kadib ya hadlaayo medadka mala hadalno lasoda maxa yeley shl/:hoose san horey iden kaguumey san jirney ayan hadana iden kagumey saneynaa magac miskiin ma ahaan maal &dad mowla loqaba waxa layiri dameer haday faras ladaaqdo faras ayay ismodaa iden kuna hadd garr wax hadad lacunteen garr ayad ismoden hadana ogaada wale ma adan weeynaanin soweey naada kk

  21. kkkkkkk feysal ciiil u dhimo grre waxbo kama qadi kartid cafar dagmo iyo kabadan ayaa dego grre sh/hoose gare ugaa damer wahid caydana daaa

Comments are closed.