Inaalilaah wa inaa ilayhi raajicuun anigoo ku hadlaya magaca gudigga waxqabadka Afgoy AAC iyo keygaba waxaan tacsi tiiraayo leh u direynaa dhamaan jayaaliyda digil iyo mirfle iyo qoykii iyo eheladii uu geeriyooday marxuum halyey COL. HASSAN MOHAMED NUUR(SHAATIGADUUD) oo maanlintii talaadada ku geeryoodey dalka germalka waxaan ilaahey ugu baryeynaa in uu janatul fardoosa ka waraabiyo AAMIIN