Gudoomiyaha Gobolka Baay Cabdi Aadan Heesoow oo soo dhaweeyay gudi loo dhisay hay'adaha gargaarka

0
25

DSC02225Gudoomiyaha Gobolka Baay Cabdi Aadan Heesoow oo Wareysi dheer siiyay wariyeheena Gobolka Baay Cali Cabdulqaadir Cali ayaa soo dhaweeyay gudi loo dhisay hay’adaha gargaarka isagoo dhanka kale baaq u diray shacabka inay gacmaha is qabsadaan dhulkoodana maal gashadaan Baydhabana loo soo celiyo magaceedii ahaa Baydhabo Janaay.
Halkan ka dhegayso waraysiga

Gudoomiyaha Gobolka Baay Cabdi Aadan Heesoow Wareysi oo soo dhaweeyay gudi dowlada