Natiijada wareega koowaad ee tartanka madaxweynaha

0
79

Waxaa haatan si Rasmi ah usoo dhamaaday Wareegga 1aad ee Doorashada Xilka Madaxweynenimo ee Dalka Soomaaliya kaasi oo ay ku Loolamayeen Musharixiin gaaraya 22 Musharax .

Inkastoo Loolan adag uu soo dhex maray Musharixiintaasi ayaa hadana natiijo Hordhac ah waxaa ay sheegeysaa in codadka ay u kala heleen.

1_  Shariif Sheikh Axmed 64

2_  Xasan Sheikh Maxamuuud 60

3_  C/wali Maxamed Cali Gaas 31

4_  C/raxmaan Cosoble Cali 29

Waxaa dhawaan lagu wadaa in guddoonka baarlamaanka sooaamliya ay ku waaqaan natiijada dhabta ah.

 

 

Yasin Abicar

Daafeet.Com