WARARKA

Madaxweynaha oo kulan deg deg ah la qaatey saraakiisha ciidamada qalabka sida

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir deg-deg ah madaxtooyada kula qaatey saraakiisha ugu sarreysa ciidamada. Madaxweynaha ayaa saraakiisha ciidanka ka dhageystay...

Alshabab oo xaley weerar kusoo qaadey deegaanka ceelasha biyaha

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar culus oo Xalay kooxda Al-shabaab ku qaaday fariisimo ciidanka xoogga dalka iyo kuwa NISA ku leeyihiin deegaanka...

Madaxweynaha oo kulan la qaatey Reysulwasaarihii hore Cabdi farax shirdoon

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Ra'iisul wasaarihii hore ee dalka Cabdi Faarax Shirdoon. War qoraal ah oo laga soo saaray Villa...

Cali Jeyte oo soo jeediyey in caruurta iyo haweenka alshabab laga musaafuriyo magalada

Hoggaamiyaha ciidanka difaaca deegaanka ee Macawiisleeyda Soomaaliya Cali Jeyte Cismaan ayaa soo jeediyay in caruurta ay dhaleen maleeshiyaadka Al-shabaab iyo haweenkooda loo masaafuriyo deegaanada...

Degmada jowhar oo laga dareemayo xaalad dagaal

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in haatan xaalad kacsanaan ah laga dareemayo magaalada Jowhar ee caasimada maamulka HirShabelle, kadib markii...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img