WARARKA

Magaalada muqdisho oo amaankeeda si aad ah loo adkeeyey

Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay ka dhacdo doorashada madaxtnimada dalka Soomaaliya islamarkaana dalka u yeelanayo hogaan ayaa ammaanka Magaalada Muqdisho wuxuu...

Musharixiinta oo ey isugu soo hareen 22 musharax

Murashaxiin ka mid ahaa kuwii u tartamaya xilka madaxnimo ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay tanaasuleen, iyagoo aan sheegin sababaha ku kallifay inay tanaasul...

Ciidamada dowlada ee gobolka bay oo lagu amrey ineysan hub ku dhex sidan karin magalada ayagoon lebisneyn dereska ciidanka

Maamulka gobolka Baay ayaa ku amray ciidamada dowladda ee magaalada Baydhabo inaaney hub ku dhex qaadan magaalada iyagoo aan xirneyn lebbiska ciidanka. Guddoomiyaha gobolka Baay,...

Gudoomiyaha baarlamaanka oo shacabka ka codsadey iney ka qeyb qaataan sugida amaanka

Guddoomiyaha baarlamanaka Soomaaliya, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay ka qaybqaataan ilaalinta ammaanka inta lagu jiro doorashada madaxnimo ee...

Musharixiinta maddaxweynenimo oo maanta olole weyn ka bilaabay magaalada muqdisho

Magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya oo lagu wado in berri oo Isniin ah lagu qabto doorashada madaxnimo ee dalka kaddib 42-sano ayaa waxaa ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img