Wadajirradio Atlanta

Isbaaroolaydii oo lasoo baxay tabo cusub.

Kadib kolkii in badan oo ka mid warbaahinta madaxa banaan oo ay horkacayeen Daafeet.com iyo Wadajirradio Atlanta ay qaylo dhaan xoog leh ay ka...

Dhegayso…Dagaal ka dhacay Goofgaduud.

Deegaanka Goof-gaduud oo dhaca Koonfurta galbeed ee magaalada Baydhabo ayaa xalay waxa ku dagaalamay ciidamada Dowladda oo taakuleyn ka helaya Amisom iyo Xarakada Shabaab. Sarkaal...

Dhegayso…Marabtaa waxbarasho dibadeed?

Marabtaa inaad waxbarato kana barato mid ka mid ah dalalka ku horeeya tacliinta kuna barato maadooyinka waaweyn sida Caafimaadka in ka yar $5000.00 sanadkiiba. Hadaba...

Qaxootigii beesha Gare oo dib ugu soo laabtay Degmadooda Ceelwaaq ee Gobolka Gedo

Boqolaal qaxooti Soomaaliyeed oo kasoo jeeda beesha Gare mudo dheerna ku jiray xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya ayaa billaabay inay dib ugu soo laabtaan...

Dhegayso..Gudoomiyaha gobolka Baay oo Baydhabo ku qaabilay wafdi ka socda UNDP

Gudoomiyaha Maamulka KMG ah ee Gobolka Baay Cabdi Aadan Hoosow ayaa waxa uu maanta magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi ka socdey UNDP oo maanta...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img