Wadajirradio Atlanta

Maamulka Dowlada ee Gobolka Gedo oo Sheegay in ay ka soo horjeedaan Is Magacaabida Axmed Madoobe ee Jubboland

Mas,uuliyiiinta ugu sareysa Maamulka Dowlada ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in ay si weyn uga soo horjeedan waxa ka soconaya Magaalada Kismaayo ee ah...

Nabad Sugida oo beenisay in xildhibaano ka tirsan baarlamaanka ay kulan ka hor istaagtay

Taliska Nabad Sugida ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay warar ay sheegeen qaar ka mid ah Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka ay ciidamadu is hortaag ku...

Wafdigii ka socdey Urur Goboleedka IGAD oo ka Ambabaxay Kismaayo

Xubno ka tirsan Urur Goboleedka IGAD oo Booqasho xaqiiqo raadin ah maalmahii ugu dambeeyey ku marayey magaalada Kismaayo iyo Muqdiso ayaa maanta waxay ka...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Soomaaliland oo ugu baaqay in ay la midowdo mar kale Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo hadal jeediyay ayaa waxa uu sheegay in Shacabka waqooyiga Soomaaliya ay iska ilaawaan wixii...

Xoghaya Ururka AhluSunnada Koonfureed oo sheegay in Jubooyinka oo dhami yihiin dhul Digil iyo Mirifle

Sheekh Isaaq Mursal (Geesdheere) Xoghaya Ururka AhluSunna ee gobolada Koonfureed ayaa sheegay shirka ka soconaya magaalada Kismaayo inuu yahay mid aysan u dhamayn beelihii...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img