Wadajirradio Atlanta

Kulankii Jufada Ceyr ee beesha Habargidir iyo Beelweynta Gare oo galay maalintiisii Labaad

Kulan boorka looga jafayay heshiisyadii duugoobay ee u dhexeeyay Jufada Ceyr ee beesha Habargidir iyo Beelweynta Gare ayaa waxa uu maalintii shalay ka bilowday...

Dhegayso…Isbedel balaaran oo lagu samaynayo dhamaan Ciidamada jooga Jubooyinka

Cabdirasaaq Khaliif Cilmi Abaanduulaha Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed oo kamid ah Wafdiga uu hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga oo sedexdii maalmood ee lasoo dhaafay ku xayirnaa...

Dhegayso…Beelaha Shiidle iyo Abgaal oo ku dagaalamaya lahaanshaha degmada Jowhar.

Kulan xal loogu raadinayo dagaalbeeleed ka dhacay Jowhar ayaa waxa uu maanta ka furmay magaaladaas. Kulankan oo ahaa kii ugu horeeyay tan iyo intii uu...

Fariin ku socota dadka raba inay bartaan TOWXIIDKA.

Wadajirradio todobaadkasta maalinta Axada 4:00 galabtii waqtiga bariga Maraykanka waxaad ka dhegaysan kartaa dersi diini ah oo ku saabsan barashada Tawxiidka waxaana inoo akhriyi doona...

Dhegayso…Wararka Wadajirradio Atlanta.

--Ra’isul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo markale ku celiyay mowqifka diidmada ah ee dowlada arimaha jubooyinka. --Amaanka magaalada Marka caasimada gobolka Shabeelaha hoose oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img