Wadajirradio Atlanta

Dhegayso…Cabsida laga qaba dagaal ka dhaca Kismaayo oo sii kordhaysa

              Waxaa maalmahii ugu dambeeyey isasoo tarayay Dagaalo,Amni daro iyo weliba xiisado colaadeed oo ka taagan magaalada Kismaayo xarunta gobolka Jubada hoose,xilli aanan weli wax...

Beeraleyda Buurdhuubo oo ka cabaneysa cayayaan baabi'iyey Dalagyadii

            Beeraleyda degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo oo isugu jira kuwa roob falatada iyo kuwa waraabka ayaa sanadkan markii ugu horeysay  mudo sanado ah waxay cabasho...

Dhegayso..Baydhabo oo habeenkii labaad lagu dagaalamayo.

            Waxaa habeenkii labaad Iska hor'imaad u dhaxeeyay ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Shabaab uu ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay. Weerarkii ugu danbeeyay...

Dhegayso…Maxaa hortaagan in Muqdisho la nabadeeyo?

              Dowlada Soomaaliya ayaa waxaa mudooyinkii ugu danbeeyay dadaal aad u badan ku bixinaysay wax ka qabashada Amni darada ka jirta magaalada caasimada ah ee...

Gacan ku Dhiigle Maxamad Faarax jimcaale oo shaley Muqdisho ku geeriyooday.

              Tani waa Taariikh iyada isu markhaati ah maantana waa maalin taariikhdaasi aan rabno inaan wax ka xusno maadaama ay munaasabad u tahay geerida xasuuq...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img