Video

Daawo Salaad Roob Tuug Ah oo Shaley Lagu Tukadey Degmada Wanleweyn

Galinkii hore ee shaley ayaa waxaa salaad roob tuug ah lagu tukadey degmada wanleweyn ee goobolka shabeelaha hoose taasoo ay kasoo qeyb galeen in...

Daawo Xildhibaan Idriss Abdi Taktar oo Ka Horyimid Magacaabista Wasiirada Cusub

Xildhibaan Idriss Abdi Taktar oo ka tirsan xildhibaanada baarlamanka dowlada federaallka Soomaaliya ayaa ka soo horjeestey magacabista Golaha Wasiirada cusub ee maanta uu soo...

Daawo Qaar Ka Tirsan Qurbo Joogta Beesha Jambaluul oo Daawo Gaarsiiyey Tuulada Awcusmaan ee Degmada wanleweyn

Qaar ka tirsan qurbo joogta beesha jambaluul oo iskood isku xilqaamey ayaa waxaa ay daawooyin kala duwan maanta gaarsiiyeen tuulada Acusmaan ee degmada waleweyn...

Daawo: Telefishinka Aljazeera oo Soo Bandhigey Dhibaatada Abaraha ee Ka Taagan Magalada Baydhaba

Telfishinka Aljazeera ayaa maanta soo bandhigey dhibaatada lixaadka leh ee ay abaaruhu ku hayaan magalada baydhaba iyo guud ahaan gobolada koonfur galbeed.

Nabadoona Beesha Shanta Caleemood oo Baaq u Direy Guud Ahaan Umada Somaliyeed Gaar Ahaan Qurba Joogta Ka Soo Jeeda Degmada Wanleweyn

Nabadoonada beesha shanta caleemood ayaan maanta waxaa ay baaq u dirayaan dhamaan umada somaliyeed meel walba oo ay joogaan waxaana baaqeooda ay ku sheegayaanin in...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img