Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:- Reysulwasaare Saacid oo sheegey in somaliya ey ku jirto Xaalad Adag Qabyaladuna masuul ka tahay

Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa ku tilmaamay xaalada Soomaaliya iminka inay tahay mid murugeysan, waxa uuna sheegay Ra’iisul Wasaaraha in hadii Soomaaliya...

Dhegeyso:- Maamulka Somaliland oo sheegey in Hawadeeda aan laga xukumi doonin Somaliya

Wasiirka Duulista Hawada Maamulka Soomaaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in maamaulka Soomaaliland uu mowqif ka taagan yahay maamulka Hawada deegaanada Soomaaliland, waxa uuna...

Dhegeyso:- Alshabab oo ku dagaalamey Degmada Baardheere iyo Godane oo looga awood roonaadey

Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxaa xaley ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeya Kooxda Shabaab ee mucaaradsan DF Soommaaliya. Dagaalkan ayaa yimid kadib...

Dhegeyso:- Malaaq Shiino oo aan ka wareysaney halka uu maraayo Shirka dhameystirka Maamul u sameynta Koonfurgalbeed Somaliya

Malaaq Cali C/rahman shiino ayaa waxaa uu hadley arimo dhowr oo ey ugu horeyso nabada magalada baydhabo oo la filaayo kol dhow inuu ka...

Dhegayso…Waxgaradka Shabeelaha hoose"Ciidamo keensada inta nala yiri ayaa Albaabka nalaga xirtay"

Waxgaradka gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxa ay weli ka cabanayaan Isbaarooyin Dadka iyo Gaadiidkaba lagu baarto oo weli gobolka dhexdaadsan xili madaxda dalka oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img