Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:- Faahfaahinta ku aadan dagaal ka dhacay Degmada Xudur ee Gobolka bakool

Iska hor imaad ka dhacay degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa geystey qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac kaasoo u dhexeeyey Ciidamada Dowladda Soomaaliya...

Dhegeyso: Haween kasoo jeeda Koonfur Galbeed Somaliya oo kulan balaaran oo lagu soo dhaweynayo Maamulka Koonfur Galbeed ku qabtey Magalada Muqdisho

Kulan balaaran oo ey soo abaabuleen Haweenka kaso Jeeda Koonfur Galbeed ayaa lagu qabtey magalada Muqdisho kulankan oo lagu Tageerayeey Dhismaha Maamulka Konfur Ganfur...

Dhegayso..Khilaafka u dhaxeeya DF Soomaaliya,Puntland iyo Jubba oo waji cusub galay

          Kadib markii maalmo ka hor Hogaamiyaha Ahlusunnada Konfureed Sheekh Maxamed Maxamuud Yusuf Aw-libaax oo ka mid aas aasayashii Maamul Goboleedka la magacbaxay Jubboland uu...

Dhegayso..Maamulka gobolka Gedo oo qayla dhaan kasoo saaray Biyo iyo Baad yaraan ka taagan Gobolka Gedo

          Kusimaha Gudoomiyaha Gobolka Gedo Cabdi Bare Cabdi oo aan ka wareystey arimo la xariira Baaq qeylo dhaan ah oo ay maamulka Gobolka Gedo ay...

Dhegayso…Beesha Gaaljecel oo kasoo horjeesatay in beesha Xawaadle ay Afduubato Maamulka gobolka Hiiraan

          Iyadoo dadaalo aad u badan iyo dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed oo lagu baadi goobayo in maamul loo dhan yahay loo sameeyo gobolka Hiiraan ay haatan ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img