Dhegeysiga Codadka

Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta.

        --Gaadiidleyda ka howl gasha wadada isku xirta Afgooye iyo Baydhabo oo Saaka Howlahooda hakad geliyay kadib kolkii 70 Isbaaro ay ciidamada Milatarigu shacabka u...

Dhegeyso:- Wasiirka Maaliyada oo ugu baaqey Shacabka Somaliyeed in ey bixiyaan Canshuuraha

Wasiirka Wasaarada Maaliyada Dowlada federaalka soomaliya ayaa fariin ku aadan Canshuurta u diray Bulshada somaliyeed gaar ahaan kuwa kunool Caasimada soomaliya ee Muqdisho xili...

Dhegeyso:- Hoyga Isbaarooyinka ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo la sheegey in lasoo dhigey in ka badan 60 Isbaaro

Wararka eynu ka heleyno Gobolka Sh.Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lasoo dhigay Isbaarooyin kor u dhaafaya ilaa iyo 60 kuwaasi oo la...

Dhegeyso:- Gudoomiyaha Degmada Marka oo ka warbixiyey Qarax Bam gacmed ah oo maanta ka dhacay degmada marka

Guddoomiyaha Degmada Marka Maxamed Cusmaan Yariisoow ayaa sheegay in qaraxa lagu tuuray askar Booliis oo ku sugnaa suuqa Qudaarta ee Degmada Marka, balse aysan...

Dhegeyso:- Malaaq Maxamed Yacquub oo sheegey in Abaabulka Dhameystirka Maamul u sameynta Lexda Gobol meel sare maraayo

Maanta waxaan qadka telfoonka ku tiigsaney Malaaq Maxamed Yacquub Sh Deeerow isaga oo ku sugan magalada baydhabo malaaqa ayaa wuxuu inoo sheegey in ey...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img