Dhegeysiga Codadka

Dhageyso: Warbaahinta Koonfur Galbeed oo Wareysi La Yeelatay Gudoomiyaha Jaaliyada DM ee Dalka Australia Aweys Muxudiin

Warbaahinta Koonfur galbeed ayaa waxay xiriir khadla telefoonka ah lasameysay Gudoomiyaha Jalaaliyada Koonfur galbeed ee dalka Australia Mudane Aweys Sheekh Muxudiin Amiin. Gudoomiye Aweys Sh....

Dhegayso…Deeq loo waday Shabeelaha hoose oo laga badbaadiyay kuwii dhacay.

Taliyaha saldhiga degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho Maxamed Daahir ayaa waxa uu maanta sheegay in deeq ka timid dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga...

Dhegayso…Ciidamo beeleed oo soo kala horjeeda oo maanta ku dagaalamay Garbahaareey

Dagaal udhaxeeya ciidamo kawada tirsan Dawlada Somaliya oo qaab beeleel u abaabulan ayaa maanta waxa uu ka dhacay magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo.   Dagaalkan...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Gobolka Baay Cabdi Adan Hoosow oo ka hadley arimo badan

Shabakadaha Ishabaydhaba iyo Daafeet, ayaa qadka telefoonka la tiigsadey Gudoomiyaha gobolka Baay Cabdi Aadan Hoosow. Gudoomiye Hoosow oo waxbadan ku saabsan arimaha bani’aadanimo ee...

Dhageyso: Maxamuud Macalin Yaxye Jawaabta uu Ka Bixiyay Dhaliishii Gudoomiyaha G/Bakool isagoo jooga Baydhaba

Wareysigan ayaa muhiimadiisa waxaa ey eheyd in aan wax badan ka ogaano wax ka qabasha la’aanta xaaladaha bani’aadanimo ee ka jira gobolada Koonfur galbeed...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img