Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:- Wasiirka Warfaafinta Dowlada Federalka oo ka hadley hishiis dhanka Diyaaradaha uu lasoo galey Shirkad Shiinees ah

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya C/laahi Ciilmooge Xersi ayaa faah-faahin ka bixiyay heshiis ku saabsan shirkada Somali Airline oo uu lasoo galay shirkado sameynaya diyaaradaha...

Dhegeyso:- Gudoomiyaha Barlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo dalka dib ugu soo laabtey kana hadley safarkiisa

Wafdi uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta dib ugu soo laabtey dalka waxaana Airporka Adan Cade kusoo...

Dhegeyso:-Cabdirahmaan Shaam Iyo Cumar Cali oo si aad ah ugu soo horjeestey hadalkii kasoo yeerey Indho Cade

Siyaasiyiibta dhalinta yar ee kasoo jeeda Gobolka Shabelada Hoose ayaa si aad ah ugu soo horjeestay hadal uu dhowaan saxaafada siiyay Sheekh Yuusuf Maxamed...

Dhegyso:- Wasiirka Cadaalada C/llaahi Abyan Nuur oo ka been sheegey dagaalka ka dhacay deeganka Number 50

Madaxweynaha ayaa gudi u xilsaarey dagaalka ka dhacay deegaanka Number 50 gudigaasi ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiirka Cadaadalada iyo Arimaha Diinta Somaliya C/llaahi...

Dhegeyso:- Daahir Xaaji Boqore oo ku eedeeyey in Madaxweynaha inuu soo abaabuley dagaalka ka dhacey Deegaanka Number 50

Siyaasi Daahir Xaaji Boqore wuxu dagaalkaa shegay in uu soo Abaabulay Madaxweynaha soomaliya isla markasna Ciidamada Milateriga ay Xasuuqen dad Rayid ah oo an...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img