Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso: Madaxweynaha Maamulka Puntland oo Xukuumada Ku Eedeeyey Inay Ku Tumato Sharciga Dalka

Madaxweynaha maamul Gobolleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Dani oo maanta ka hadlayey Shirka Wadatashiga Puntland Ee maanta ka furmay magalada Garowe. Siciid Dani ayaa ku Eedeeyey...

Dhegeyso: Wasiirka Dekedaha oo Sheegtey In Dhawaan La Dhisi Doono Dekedaha Baraawe iyo Hobyo

Wasiirka dekadaha ee xukuumadda Soomaaliya Maryan Aweys Jaamac ayaa sheegtay in heer gabagabo ah uu marayo qorshayaasha lagu dhisayo dekadaha Baraawe iyoHobyo, kuwaasi oo...

Dhegeyso: Maamulka Degmada Xudur oo Amar Kusoo Rogey Shacabka iyo Ganacsatada

Kulan ay yeesheen mas’uuliyiinta kala duwan ee Maamulka degmada ee Xarunta Gobolka Bakool ayaa waxaa laga soo saarey amaro kala duwan oo la xiriira...

Dhegeyso: Maamulka Jubaland oo La Sheega Inay Ciidamo Aad u Fara Badan Geeyeen Mandheera

Maamulka jubaland ayaa Saacadihii la soo dhaafay Ciidamo farabadan ay geeyeen Magaalada Mandheera, halkaas oo ay horay ugu sugnaayeen Cidiamo ka tirsan jubbaland oo...

Dhegeyso: Wasiirka Arimaha Dibada oo Ka Hadley Kulan uu La Yeeshay Dhigiisa Dalka Kenya

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, dowlada federaalka somaliya Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa maanta wadahadal kula yeeshay Nairobi dhiggiisa dalka Kenya, Marwo Raychelle...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img