Madasha Xisbiyada Qaranka Oo Gudiga Doorashooyinka Ugu Baaqay Iney Iscasilaan

0
67

Qoraal Kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa looga hadlay Qorshaha Madaxtooyada Ee Dib u dhigista Doorashada xilligeedii kadib dhacday.

Madasha waxay ugu baaqday Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaran inay is casilaan, mar haddii ay ku milmeen hoggaanka dalka.